Maxaa looga hadlay Shirka Wadatashiga Qaran oo galay maalintii 2aad? (daawo)

Maxaa looga hadlay Shirka Wadatashiga Qaran oo galay maalintii 2aad? (daawo)

Afhayeenka xukuumada Maxamed Ibraahin Macalimow ayaa sheegay in shirka maanta uu ahaa mid ka sii wanaagan kii shalay isla markaana uu jiray isfaham.

Sidoo kale Afhayeenka ayaa sheegay in marka uu soo dhammaado shirka ay si wadajir ah warmurtiyeed u soo saari doonaan madaxda Soomaalida.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com