Puntland iyo aragtida mowshinka ka dhanka ah madaxwayne Farmaajo (dhegayso)

Puntland iyo aragtida mowshinka ka dhanka ah madaxwayne Farmaajo (dhegayso)

Mowshinka ay xildhibaano katirsan baarlamaanka Soomaaliya ay ka keeneen madaxwaynaha dowladda faderaalka ayaa shacabka Puntland waxaa ay ka dhiibteen aragtidooda ku’aadan.

Qaar ka mid ah dhagaystayaasha Radio Daljir ayaa dareenkooda arrintaasi kusaabsan ugaga hadlay barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee ka baaha xarumaha Radio Daljir Soomaaliya oo dhan.

Hoos kadhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0