Puntland: Halista biyo la’aan kajirta deegaano badan, cabsida laga qabo abaar soo noqota (daawo)

Puntland: Halista biyo la’aan kajirta deegaano badan, cabsida laga qabo abaar soo noqota (daawo)

Garowe: “745 Kun oo qoys oo reer Puntland ah ayaa caawimo degdeg ah u baahan Abaarta darteed,” Gudoomiyaha Hay’ada Maaraynta masiibooyinka ee Puntland Dr. Cabdilaahi Axmed Cayrow ayaa arintaasi sheegay.
Bari, Nugaal, Mudug, Sool , Sanaag yo Cayn ayaa ugu daran biyo la’aanta xiligan jirta

Halkan ka akhriso qoraalka uu madaxweyne kuxigeenka Puntland uu udiray Hay’adaha caalamiga ah.

PUNTLAND DROUGHT RISK APPEAL – March 2021

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com