Puntland: Halista biyo la’aan kajirta deegaano badan, cabsida laga qabo abaar soo noqota (daawo)

HomeWararka

Puntland: Halista biyo la’aan kajirta deegaano badan, cabsida laga qabo abaar soo noqota (daawo)

Garowe: "745 Kun oo qoys oo reer Puntland ah ayaa caawimo degdeg ah u baahan Abaarta darteed," Gudoomiyaha Hay'ada Maaraynta masiibooyinka ee Puntla

Dowladaha Somaaliya iyo Turkiga oo Heshiis kala saxiixday
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirka Ingiriiska Ee Arrimaha Afrika (Sawiro)
Wasiir katirsan Hiirshabeele oo booqday Tuulooyin uu sameyeey fatahada wabiga shabeele

Garowe: “745 Kun oo qoys oo reer Puntland ah ayaa caawimo degdeg ah u baahan Abaarta darteed,” Gudoomiyaha Hay’ada Maaraynta masiibooyinka ee Puntland Dr. Cabdilaahi Axmed Cayrow ayaa arintaasi sheegay.
Bari, Nugaal, Mudug, Sool , Sanaag yo Cayn ayaa ugu daran biyo la’aanta xiligan jirta

Halkan ka akhriso qoraalka uu madaxweyne kuxigeenka Puntland uu udiray Hay’adaha caalamiga ah.

PUNTLAND DROUGHT RISK APPEAL – March 2021

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: