PUNTLAND: Amniga magaalooyinka waaweyn  oo aad loo adkeeyay ka hor maalmaha Ciid

HomeWararka

PUNTLAND: Amniga magaalooyinka waaweyn oo aad loo adkeeyay ka hor maalmaha Ciid

Ku-simaha Madaxweynaha Maamulka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka maamulkaas Axmed Cimi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyay kulan ku saabsan Amn

Madaxwayne Farmaajo oo u ambabaxay wadanka Imaaraatka
Midowga Yurub oo Bayaan kulul ka soo saaray xaaladaha amni ee Jubbaland iyo Galmudug
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 26aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Ku-simaha Madaxweynaha Maamulka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka maamulkaas Axmed Cimi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyay kulan ku saabsan Amniga guud iyo dardargelinta qorsheyaasha amni ee maalmaha Ciida.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasaaradda Cadaaladda, Taliyeyaasha Ciidamada Daraawiishta iyo Booliska, Maamulka Gobolka Nugaal, Kan degmada Garoowe iyo Saraakiil Madaxtooyo.

Ku-simaha Madaxweynaha Maamulka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka maamulkaas Axmed Cimi Cismaan Karaash ayaa faray dhamaan laanaah Amniga ee Maamulka Puntland inay dardar geliyan howlaha sugida amniga inta lagu guda jiro Maalmaha Ciida.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0