PUNTLAND: 134 Xarumood oo maanta lagu galayo imtaxaanadka shaahadiga ah

HomeWararka

PUNTLAND: 134 Xarumood oo maanta lagu galayo imtaxaanadka shaahadiga ah

Puntland maanta oo sabti ah ardayda dugsiyada hoose iyo kuwa sare waxay u fariisteen imtaxaanadka shaahaadiga ah sida horey u shaacisay Dowladda Puntl

Xildhibaano iyo wasiiro tagay magaaladda Baladweyne (Sawiro)
Diyaarad ku Dhacday Garbahaarey iyo Waraysi Bile Huufood Ibraahim: “Diyaaraddu waxay u Rarnayd WFP”
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Farmaajo oo Garowe kusoo wajahan (dhegayso)

Puntland maanta oo sabti ah ardayda dugsiyada hoose iyo kuwa sare waxay u fariisteen imtaxaanadka shaahaadiga ah sida horey u shaacisay Dowladda Puntland.

Ardeyda Imtixaanka u fadhiisatay ayaa ka kooban Fasalka 4aad ee Dugsiga Sare iyo Fasalka 8aad ee Dugsiga Dhexe ee maamulka Puntland,

134 xarumood oo ku kala firirsan 9ka gobol ee ay Puntland ka kooban tahay ayaa looga fadhiistay Imtixaanka.

Sanad walba xilligaan oo kale ayaa la qabtaa imtixaanka Shahaadiga ah ee ka dhaca Deegaannada Puntland, kaaso ah imtixaan lagu qiimaynayo ardayga waxsooo baranayay muddada 8 sano ah iyo sidoo kale kan isna waxbarashada soo waday 12ka sano, si loo hubiyo aqoontooda iyo tayadooda waxbarasho.

Guud ahaan tirada ardayda imataxaanadka shaahadiga ah ee Puntland galaysa waa 16,160 arday.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: