PSG 7-1 Celtic iyo Wacdaraha Champions League (dhegayso)

HomeCiyaaraha

PSG 7-1 Celtic iyo Wacdaraha Champions League (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Waxaa la ciyaaray kulamo koobka Champions League, heerka gurubyada. Paris Saint Germain (PSG) ayaa soo ban

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Shax Laga Sameeyey Xidigihii Ugu Fiicnaa oo Aan Ku Guulaysan Champions League

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa la ciyaaray kulamo koobka Champions League, heerka gurubyada. Paris Saint Germain (PSG) ayaa soo bandhigay awood aad u saraysa kaddib markii ay nus darsin goolaal ah kaga badisay kooxda Celtic oo ay marti qaadeen.

Dhanka suuqa kala iibsiga, kooxaha Chelsea iyo Atletico Madrid ayaa doonaya in ay labo ciyaaryahan isdhaafsadaan marka suuqa kala iibsigu dib u furmo. Labada kooxood ay leh xidhiidh soojireen ah ee dhanka kala-iibsiga ciyaartoyda.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

        

  

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: