Prof Mohamed Said Samatar: “Siyaasada lacagta ayaa qaldan” (daawo)

Prof Mohamed  Said Samatar: “Siyaasada lacagta ayaa qaldan” (daawo)

Prof Mohamed Said Samatar oo falanqeeya arimaha dhaqaalaha oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa shegay in Puntland waxa kasocda aysan ahayn Sicirbarar, balse ay tahay mushkilad sarifka shilin Soomaali doolar eema aha Sicirbarar, Siyaasada lacagta ayaana qaldan.

wariye Xasan Heykal oo kusugan Daljir Garoowe ayaa Barafasoorka waraystay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com