Garoowe iyo Boosaaso oo maanta lacagta shilin Soomaaliga waxba lagu kala iibsan waayay (daawo)

Garoowe iyo Boosaaso oo maanta lacagta shilin Soomaaliga waxba lagu kala iibsan waayay (daawo)

Suuqyada magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso ayaa maanta lacagta shilin Soomaaliga waxba lagu kala iibsan waayay.
Ganacsatada waxa ay sheegeen in kalsoonidii lacagta ay meesha kaxday, balse dowladdu ay dadaashay.

Maamulka gobolka iyo kan degmada Boosaaso ayaa maalinta beri ah waxaa lafilayaa in ay arintan ay ka shiraan.
Arimahaasi waxaan ka waraysanay Ganacsade Jaamac Ciise Huran oo Boosasao kusugan.
wariye Xasan Heykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com