Olole Nadaafadeed oo laga bilaabay degmada Jariiban (dhegayso)

Olole Nadaafadeed oo laga bilaabay degmada Jariiban (dhegayso)

Dawlada Hoose ee degmada jariiban iyo Bulshada qaybaheeda kaladuwan ayaa isugu soo baxay olole nadaafadeed kaas oo laga bilaabay degmada Jariiban ee gobolka Mudug.

Xildhibaano iyo Waxgaradka kaladuwan ayaa ka qayb galay ololahan nadaafadeed ee maanta ka bilowday degmada Jariiban.

wariye Cabdikheye ayaa warbixintan soo jeedinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com