Olole Nadaafadeed oo laga bilaabay degmada Jariiban (dhegayso)

Dawlada Hoose ee degmada jariiban iyo Bulshada qaybaheeda kaladuwan ayaa isugu soo baxay olole nadaafadeed kaas oo laga bilaabay degmada Jariiban ee gobolka Mudug.

Xildhibaano iyo Waxgaradka kaladuwan ayaa ka qayb galay ololahan nadaafadeed ee maanta ka bilowday degmada Jariiban.

wariye Cabdikheye ayaa warbixintan soo jeedinaya.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Olole Nadaafadeed oo laga bilaabay degmada Jariiban (dhegayso)”

  1. Lamayaqaan

    Heeso

U Jawaab Lamayaqaan Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com