HomeUncategorized

Ogaysiis ku socda akhristayaasha mareegta Radiodaljir.com. (Dhagayso fariin cod ah)

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan akhristayaasha sharafta-leh ee mareegta Radiodaljir in mareegta lagu sameeyay dib u hayn xooggan.

2 mooshin oo dalbaya in xilalka laga qaado M/weyne Riyaale & Afhayeen Cirro oo la hor geeyey baarlamaanka Somaliland.
Baahin: Axad, Dec 04, C/fitaax M. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Dawlada federeaalka oo soo bandhigtay qorshe amni oo hub ka dhigin looga samayn doono Muqdisho; Hawlgallo nadaafadeed & dib u habayn ah oo ka bilawday suuqii gubtay ee Bossaso; Guddi loo xil saaray martigelinta wejiga 2-aad ee shirka wadatashiga Somalida oo hawlahoodii bilaaday.
Dowlada Yeman oo Caalamka ku eedeysay in la ilaaway Qaxootiga Soomaalida ah ee jooga dalkaasi

?

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan akhristayaasha sharafta-leh ee mareegta Radiodaljir in mareegta lagu sameeyay dib u hayn xooggan.
?
Radio Daljir waxay dhammaan akhristayaasheeda u ballanqaadaysaa inay wixii hadda ka dambeeya ay dhagaysan-doonaan wararka, waraysiyada, iyo barnaamijyada ka baxa Radio Daljir, ayna daawan-doonaan dhacdooyinka dalka oo wata sawiradooda.
?
Sidoo kale , Radio Daljir waxay tixgalin-gaar ah siin-doontaa ra’yiga akhristayaasheeda, iyadoo aragtidooda ay dadwaynuhu noogu soo gudbin-karaan barta Facebooka ee Daljir, ama mareegta Daljir qaybta falceliska bulshada.
Waxaan aad ugu faraxsanahay sida aad noo daabacataan, uguna kalsoontihiin xogaha aan idiin-soo gudbino, waxaana xoogga saari-doonaa inaan idiin-soo gud-bino wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, xilliga ay dhacayaan, iyo meesha ay ka dhacayaan.
?
Wabilaahi Tawfiiq.
Radio Daljir.
?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: