Site icon Radio Daljir

Ogaysiis ku socda akhristayaasha mareegta Radiodaljir.com. (Dhagayso fariin cod ah)

?

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan akhristayaasha sharafta-leh ee mareegta Radiodaljir in mareegta lagu sameeyay dib u hayn xooggan.
?
Radio Daljir waxay dhammaan akhristayaasheeda u ballanqaadaysaa inay wixii hadda ka dambeeya ay dhagaysan-doonaan wararka, waraysiyada, iyo barnaamijyada ka baxa Radio Daljir, ayna daawan-doonaan dhacdooyinka dalka oo wata sawiradooda.
?
Sidoo kale , Radio Daljir waxay tixgalin-gaar ah siin-doontaa ra’yiga akhristayaasheeda, iyadoo aragtidooda ay dadwaynuhu noogu soo gudbin-karaan barta Facebooka ee Daljir, ama mareegta Daljir qaybta falceliska bulshada.
Waxaan aad ugu faraxsanahay sida aad noo daabacataan, uguna kalsoontihiin xogaha aan idiin-soo gudbino, waxaana xoogga saari-doonaa inaan idiin-soo gud-bino wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, xilliga ay dhacayaan, iyo meesha ay ka dhacayaan.
?
Wabilaahi Tawfiiq.
Radio Daljir.
?
https://daljir.com//resources/files/Fariin%20Cusub%20Daljir-Facebook%20(Af-kaar%20bulsho)%202012.mp3?_=1
Exit mobile version