Odoyaasha Guurtida magaalada Caabudwaaq oo taageeray go’aan lagu joojinayo qaadka kayimaada Itoobiya (dhegayso)

HomeWararka

Odoyaasha Guurtida magaalada Caabudwaaq oo taageeray go’aan lagu joojinayo qaadka kayimaada Itoobiya (dhegayso)

Odoyaasha Guurtida magaalada Caabudwaaq ayaa taageeray go’aan lagu joojinayo qaadka kayimaada Itoobiya,kadib kulan ay ku yeesheen Magaaladda Caabudwaaq ayeey shegeen in loo bahanyahay in la fuliyo Awaamirta Dowladda. Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintan Caabudwaaq ka soo jeedinaya.

Ayax ku habsaday degaano ka tirsan gobalka Shabeelaha dhexe
Laba belood oo Heshiis ku dhexmaray gobalka Galgaduud (Daawo)
Golaha Ammaanka oo ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadaladii Afisyooni

Odoyaasha Guurtida magaalada Caabudwaaq ayaa taageeray go’aan lagu joojinayo qaadka kayimaada Itoobiya,kadib kulan ay ku yeesheen Magaaladda Caabudwaaq ayeey shegeen in loo bahanyahay in la fuliyo Awaamirta Dowladda.

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintan Caabudwaaq ka soo jeedinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: