Odayaasha Qardho oo Baaq u Diray Dowladda Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Odayaasha Qardho oo Baaq u Diray Dowladda Puntland (dhegayso)

Qaar kamid ah odayaasha iyo waxgaradka gobolka Karkaar oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ayaa ugu baaqay dowladda Puntland inaysan dumin dhismayaasha ku xeeran dekedda Magaalada Boosaaso oo ballaarin lagu samayn doono. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/597c4b5801010089575ea0aa/Odayaasha+degmada+jaiiban.mp3

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (daawo)

Qaar kamid ah odayaasha iyo waxgaradka gobolka Karkaar oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ayaa ugu baaqay dowladda Puntland inaysan dumin dhismayaasha ku xeeran dekedda Magaalada Boosaaso oo ballaarin lagu samayn doono.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 3
  • Cudkaan iyo qoraal isma laha. Waxbaa ka khaldan.

  • Dhaqaje 7 years ago

    Asc waxan ahay reer Qardho ee puntland of Somalia umada somaliyeed waxan urajenay nabad iyo barwaaqo iyo somalinimo

  • Jamac 7 years ago

    Dhegeysiga iyo qoraalka is malaha

DISQUS: