Kulan Looga Hadlayey Dhowrista Daaqa oo Qardho Lagu Qabtay (dhegayso)

HomeWararka

Kulan Looga Hadlayey Dhowrista Daaqa oo Qardho Lagu Qabtay (dhegayso)

Wasaaradda deegaanka, daaqa iyo duurjoogta dowladda Puntland ayaa magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ku qabatay kulan looga arrinsanayey ilaalinta daaqa iyo deegaanka, waxaa warbixin arrintaasi ku saabsan inoo haya Maxamuud Nadiif Shire. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/597c4b8f0001002359f9f8a3/Wasaarada+deegaanka+oo+qardho+kulan+ku+qabatay.mp3

Xildhibaan Jeesow oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Wanlaweyn (Daawo)
Diyaarad Qaade Dagaal USS George H.W. Bush oo Dekedda Haayfa, Israaiil ku soo Xirtay
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Wasaaradda deegaanka, daaqa iyo duurjoogta dowladda Puntland ayaa magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ku qabatay kulan looga arrinsanayey ilaalinta daaqa iyo deegaanka, waxaa warbixin arrintaasi ku saabsan inoo haya Maxamuud Nadiif Shire.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: