Odayaasha Qardho oo Baaq u Diray Dowladda Puntland (dhegayso)

Qaar kamid ah odayaasha iyo waxgaradka gobolka Karkaar oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ayaa ugu baaqay dowladda Puntland inaysan dumin dhismayaasha ku xeeran dekedda Magaalada Boosaaso oo ballaarin lagu samayn doono.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

3 responses to “Odayaasha Qardho oo Baaq u Diray Dowladda Puntland (dhegayso)”

  1. Lamayaqaan

    Cudkaan iyo qoraal isma laha. Waxbaa ka khaldan.

  2. Dhaqaje

    Asc waxan ahay reer Qardho ee puntland of Somalia umada somaliyeed waxan urajenay nabad iyo barwaaqo iyo somalinimo

  3. Jamac

    Dhegeysiga iyo qoraalka is malaha

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com