Odayaasha iyo Kaluumaystada Degmadda Eyl ee Gobalka Nugaal oo ka Cabanaya Maraakib Jirifayaal ah (dhegayso)

HomeWararka

Odayaasha iyo Kaluumaystada Degmadda Eyl ee Gobalka Nugaal oo ka Cabanaya Maraakib Jirifayaal ah (dhegayso)

Waxgaradka iyo Kaluumaystadda Degmadda Taarikhiga ah ee EYL ee gobalka Nugaal oo Maanta Xirir lasoo sameyeey Radio Daljir ayaa sheegay inay ka Cabanay

Farriinta Sheekh Cabdul Xayi iyo feejignaanta Corona Virus (daawo)
MAANHADAL: Natiijada kulankii Farmaajo iyo Uhuru kenyata (dhegayso)
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo si Balaadhan loogu Soo Dhaweeyey Oslo

Waxgaradka iyo Kaluumaystadda Degmadda Taarikhiga ah ee EYL ee gobalka Nugaal oo Maanta Xirir lasoo sameyeey Radio Daljir ayaa sheegay inay ka Cabanayaan Maraakib Shisheeye oo Xaalufin dhinaca Khayradka Badda ah ku haya.

Maxamuud Maxamed Cawad oo Kamid ah Odayaasha Tuuladda Dhanaane oo hoostagta EYL ayaa u sheegay Daljir in Xeebaha EYl maraakib farabadan oo si sharci darro ah uga kaluumaysanaya ay arkeen ,isago sheegay in arrintan ay tahay Masiibo.

Cawad oo sido kale kamid ah Kaluumaystada ayaa sheegay in Maraakib Jariif oo gaaraya 70 Markab dowlado kala duwana isugu jira ay guranayaan khayradka dalka,isago ku baaqay in Arrintan dowladda Puntland wax ka qabato.

Wariye Faarax Maxamed Khaliif Faarax yemani ayuu u waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: