Odayaasha Dhaqanka ee Soo Xulay Xildhibanada Federaalka oo War Culus Soo Saaray (Akhri)

HomeWararka

Odayaasha Dhaqanka ee Soo Xulay Xildhibanada Federaalka oo War Culus Soo Saaray (Akhri)

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ka soo saaray war saxaafadee

Qofkii ugu horreeyay ee ka soo jeeda UK oo qaatay talaalka cusub ee Coronavirus
Xogta ardeyda Soomaaliyeed & dagaalka sokeeye ee ka dillaacay waddanka Suudaan
Jamaal Osmaan oo Markii labaad ku guulaystay hanadashada Kursiga 6-aad ee MN

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ka soo saaray war saxaafadeed ka kooban dhowr qodob oo ay uga hadlayaan xaalada dalka.

Qoraalka ka soo baxay Odayaasha dhaqanka ee 135-ta Oday ayaa waxay taageero u muujiyeen Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, sidoo kale waxaa ay soo dhoweeyeen martiqaadka uu Madaxweyne Farmaajo u fidiyay Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada inay Muqdisho isugu yimaadaan shir wada tashiga ah.

Odayaasha ayaa Xukuumadda ugu baaqay inay dar dar geliso wada hadaladii u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Somaliland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: