Xogta ardeyda Soomaaliyeed & dagaalka sokeeye ee ka dillaacay waddanka Suudaan

Xogta ardeyda Soomaaliyeed & dagaalka sokeeye ee ka dillaacay waddanka Suudaan

SUUDAAN | Xogta ardeyda Soomaaliyeed & dagaalka sokeeye ee ka dillaacay waddanka Suudaan | Maxamud Cabduqaadir Cali oo kamid ah ardadii Jaamacadaha Khartuum haatana ku sugan magaalada Khandaarif ee xadka Itoobiya ayaa Daljir uga warranmay xaaladda Suudaan iyo xaalka jaaliyadda Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0