Odayaasha Buhoodle oo Camey ku wareejiyaay Ciidan iyo Hub (dhegayso)

HomeWararka

Odayaasha Buhoodle oo Camey ku wareejiyaay Ciidan iyo Hub (dhegayso)

Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey Madaxweyne ku xigenka Dowladda Puntland oo booqasho kujooga magaaladda Buhoodle ee Xarunta gobalka Cayn ayaa

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey Madaxweyne ku xigenka Dowladda Puntland oo booqasho kujooga magaaladda Buhoodle ee Xarunta gobalka Cayn ayaa maanta odayaasha iyo waxgaradka Magaaladdas kala wareegay Ciidamo gaaraya 135 Askari oo kamid ahaa Ciidamo ku sugnaa Buhoodle.

Munaasabad kadhacday Gudaha Buhoodle waxaa ku sugnaa Cuqaasha iyo waxgaradka Gobalka Cayn ,kuwaas oo kajawabay durba hadalki Camey ee ahaa in laga doonayo reer Buhoodle inay ka qayb qaatan xoreynta gobalka Sool .

Camey ayaa odayaasha Buhoodle uga mahadceliyaay sida ay u soo abaabuleen ciidankan iyo gaadiidka dagaalka ay wataan oo ka qaybqaata difaaca Puntland iyo dagaalka lagula jiro maamulka Somaliland.

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • mustafe c/dulqadir 6 years ago

    waloo bahan yahy inay utashadan dantoda
    .
    .

  • NUURKANEDERLAND 6 years ago

    DAGAALKAS KII KU DHINTA WA EHLU NAAR.
    KII TAAGEERADA WAA DAMBIILE.

DISQUS: