Odayaasha Buhoodle oo Camey ku wareejiyaay Ciidan iyo Hub (dhegayso)

Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey Madaxweyne ku xigenka Dowladda Puntland oo booqasho kujooga magaaladda Buhoodle ee Xarunta gobalka Cayn ayaa maanta odayaasha iyo waxgaradka Magaaladdas kala wareegay Ciidamo gaaraya 135 Askari oo kamid ahaa Ciidamo ku sugnaa Buhoodle.

Munaasabad kadhacday Gudaha Buhoodle waxaa ku sugnaa Cuqaasha iyo waxgaradka Gobalka Cayn ,kuwaas oo kajawabay durba hadalki Camey ee ahaa in laga doonayo reer Buhoodle inay ka qayb qaatan xoreynta gobalka Sool .

Camey ayaa odayaasha Buhoodle uga mahadceliyaay sida ay u soo abaabuleen ciidankan iyo gaadiidka dagaalka ay wataan oo ka qaybqaata difaaca Puntland iyo dagaalka lagula jiro maamulka Somaliland.


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Odayaasha Buhoodle oo Camey ku wareejiyaay Ciidan iyo Hub (dhegayso)”

  1. mustafe c/dulqadir

    waloo bahan yahy inay utashadan dantoda
    .
    .

  2. NUURKANEDERLAND

    DAGAALKAS KII KU DHINTA WA EHLU NAAR.
    KII TAAGEERADA WAA DAMBIILE.

U Jawaab mustafe c/dulqadir Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com