Saaka & Dunida iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Cumar Lakiman, kana soojeedinaya xarunta Daljir cWaaq.

Wararka saaka waxaa ugu horreeya weerarada iyo qaraxyada Xamar, Hotel Naasahablood 2. Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0