HomeUncategorized

NUSOJ oo sharaxaad ka bixisay qodobada lagu mursan yahay ee xeerka saxaafada dalka (Dhegeyso)

Garoowe, July 22- 2013 - Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka waxaa ka aloosan xiisad balaaran oo la xiriirta xeerka cusub ee saxaafada dalka, kaasi oo aad loogu kala aragti duwan yahay, isal markaasna ay dhaliileen.

Baahin: Salaasa, Aug 30, Weriye Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Munaasabada Ciid al Fitriga oo laga xusay caalamka Islaamka; Khudbadii M/weyne Shariif ee munaasabada Ciid al Fitriga; Khudbadii M/weyne Faroole ee munaasabada Ciid al Fitriga.
Museveni oo sheegay in Baarlamanka Soomaaliya ay dalka u abuureen is bedelo siyaasadeed
DHEGEYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_27

Garoowe, July 22- 2013 – Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka waxaa ka aloosan xiisad balaaran oo la xiriirta xeerka cusub ee saxaafada dalka, kaasi oo aad loogu kala aragti duwan yahay, isal markaasna ay dhaliileen qaar ka mid ah Hay?adaha saxaafadeed ee dalka ka jira, ?hay?ado caalami ah, ururo saxaafadeed, ?iyo Qaramada Midoobey.

Sharcigaas oo ay dhowaan meel mariyeen golaha xukuumada Soomaaliya ayaa waxaa weli ka jirta xiisad balaaran, waxaana laga digay in la horgeeyo baarlamanka Soomaaliya, war-fidiyeenada ayaa sharciga cusub ku dhaliilay arimo badan oo khuseeya howl-gudashaooda.

Gudoomiyaha ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ mudane Burhman Ahmed Daahir ayaa arintaasi ka hadlay, wuxuuna sharaxaad dheer ka bixiyey meelaha ay ka jirto is fahan darrada baahday ee la xiriirta xeerkaasi cusub, iyo qodobo dhowr ah oo la isku haysto.

?

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

?

Dhegeyso hadalka Gudoomiyaha NUSOJ Burhman Ahmed Daahir oo la hadlay radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: