Nin 48 Jir ah oo Loo Xiray Shil Xalay Ka Dhacay Magaalada London

Nin 48 Jir ah oo Loo Xiray Shil Xalay Ka Dhacay Magaalada London

Nin ayaa dhintay siddeed kalena dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii gaadhi ladulmariyay dad ku sugnaa hareeraha wado ka agdhaw masaajid ku yaalla waqooyiga magaalada London.

Nin 48 jir ah ayaa loo xiray shil ka dhacay agagaarka masaajidka degmada Finsbury Park.

Dhacdadan ayaa boolisku ay ku tilmaameen shil aad u weyn, hilkan wuxuu ka dhacay Wadada Seven Sisters. Ciddamada booliska ayaana goobtaas isku gadaamay.

Xigasho-BBCSOMALI

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com