Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad ee Puntland oo Lagu Dhawaaqay (dhegayso)

Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad ee Puntland oo Lagu Dhawaaqay (dhegayso)

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe kaga dhawaaqday natiijada imtixaankii shahaadiga ahaa ee Puntland gaar ahaan fasalada 8aad ee sanad dugsiga dhexe.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 9
  • Bukhaari siciid bashiir 6 months

    Magacaygu waa bukhari siciid oo kunool magalada Galkaio aad iyo aad ban ugu hanabalyay nayaa aradaydaas waxana ahay Arday 8aad aha sanad kan 2019 waxana rajaynaya inaa araday daas aa lajaan qaadi doono Hadaii Alle idmo Waaana salamaya Dhaman Wasarada waxabarasha iyo Ardayda kaalimaha noo soo hoyiyey

  • Muna Asad 6 months

    Waxa anrabaa in aan kamid noqdo ardayda kaalmaha usaraysa insha allah walalahayga waxa aan leyahay iskuuladii waa inaad magac iyo sharaf usoo jiidaan ayan idin kula dar daarmaya .

  • Muna Asad 6 months

    Waxan donayaa inaan toptenka an galo oo aan iskulkayga guul usoo hoyo insha allah

  • Insha allah waxan donayaa in aan iskulkayga guul usoo hoya wayo intaas oo sano ayey wax isoobarayeen insha allah wan kafar xin donaa.

  • yacquub alu 7 months

    299

  • cabdiqani cumar said 12 months

    Waxaan doonayaa inan imtixaan ka baaso

  • cabdiqani omar said 12 months

    waxaan doonayaa in aan imtaxaanka baaso

  • cabdiqani omar said 12 months

    waxaan doonayaa in aan imtixaan baaso