Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad ee Puntland oo Lagu Dhawaaqay (dhegayso)

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe kaga dhawaaqday natiijada imtixaankii shahaadiga ahaa ee Puntland gaar ahaan fasalada 8aad ee sanad dugsiga dhexe.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

13 responses to “Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad ee Puntland oo Lagu Dhawaaqay (dhegayso)”

  1. Cabdirisaaq deeq siciid

    imtixaanka fasalka 8aad buntland

  2. Cabdirisaaq deeq siciid

    imtixaanka fasalka 8aad

  3. Lamayaqaan

    Cabdi nuu

  4. Farah

    Hshhhd xiivz duhehvshsus shsvczjokzfdshhz zuscs educdjzbufxejusyfce s e e e rgsuuscxs8sihcfsos00s0sshshs dgdhsb scsvehvs dysgs sus sye suusksgdwijsv sueccsjegsjs shevceyuee

  5. Bukhaari siciid bashiir

    Magacaygu waa bukhari siciid oo kunool magalada Galkaio aad iyo aad ban ugu hanabalyay nayaa aradaydaas waxana ahay Arday 8aad aha sanad kan 2019 waxana rajaynaya inaa araday daas aa lajaan qaadi doono Hadaii Alle idmo Waaana salamaya Dhaman Wasarada waxabarasha iyo Ardayda kaalimaha noo soo hoyiyey

  6. Muna Asad

    Waxa anrabaa in aan kamid noqdo ardayda kaalmaha usaraysa insha allah walalahayga waxa aan leyahay iskuuladii waa inaad magac iyo sharaf usoo jiidaan ayan idin kula dar daarmaya .

  7. Muna Asad

    Waxan donayaa inaan toptenka an galo oo aan iskulkayga guul usoo hoyo insha allah

  8. Lamayaqaan

    Insha allah waxan donayaa in aan iskulkayga guul usoo hoya wayo intaas oo sano ayey wax isoobarayeen insha allah wan kafar xin donaa.

  9. yacquub alu

    299

  10. cabdiqani cumar said

    Waxaan doonayaa inan imtixaan ka baaso

  11. cabdiqani omar said

    waxaan doonayaa in aan imtaxaanka baaso

  12. cabdiqani omar said

    waxaan doonayaa in aan imtixaan baaso

  13. Lamayaqaan

    15918

U Jawaab yacquub alu Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com