Wafdi hordhac u ah Safarka RW khayre ee Puntland oo Garoowe gaaray (dhegayso)

Wafdi hordhac u ah Safarka RW khayre ee Puntland oo Garoowe gaaray (dhegayso)

Magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland waxaa maanta gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminayso Guddoomiyaha ururka haweenka Somaliyeed Batuulo Axmed Gabale ,iyado ay hordhac u tahay wafdi uu hogaaminayo Ra’iiusl wasaare Xasan cali khayre oo Garoowe ku wajahan.

Wafdiga RW khayre ayaa malmaha soo socda Kaso dagi doona Caasimadda Puntland ee Garoowe,waxaana wararka Radio daljir helayo sheegayan in uu dhagax dhigi doono dekadda Garacad oo dhawaan dhismaheedu bilaaban doono.

Batuulo Axmed Gabale oo Warbaahinta kula hadashay Garoowe ayaa ka hadashay safarkooda Garoowe iyo waxyaabaha uu ku wajahanyahay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    SAFARKIISAASI WUXUU KA MACNO BADAN YAHAY SAFARADII UU KU TEGI JIREY BRUNDI, RUWANDA, ETHIOPIA, KENYA IWM.
    LKN R/WAZARE KHEYRE KAMA AQBALI KARNO HESHIISYADA TUUGADA AH SIDA:-(SOMA OIL AND GAS).
    WAXAAN LEEYAHAY DEVID CAMAROON WAA DHACAY SIDOO KALE WAA INAY SOMA OIL AND GAS IYANA LAWAAYAA. SIDII LOO WAAYEY AASAASAYAASHEEDII.
    SHIRKAD TUUGO AH LAMA AQBALI KARO!. (CROPTION) MAYA.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com