Yaasin Cabdisamad: ” Somaliland waa la iska difaacaya, Cashar ayaa loo dhigayaa ,Shacabkuna hatageero dowladda”  (dhegayso)

HomeWararka

Yaasin Cabdisamad: ” Somaliland waa la iska difaacaya, Cashar ayaa loo dhigayaa ,Shacabkuna hatageero dowladda” (dhegayso)

Nabadoon Yaasin Cabdisamad oo Maanta waraysi sinayaay Radio daljir ayaa si kulul uga hadlay dulaanka maamulka Somaliland kusoo qaaday degaanadda Puntl

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
BLUE REVOLUTION BREWING IN BORAMA
AMISOM oo kordhinaysa dagaalka lagula jiro Alshabaab

Nabadoon Yaasin Cabdisamad oo Maanta waraysi sinayaay Radio daljir ayaa si kulul uga hadlay dulaanka maamulka Somaliland kusoo qaaday degaanadda Puntland,gaar ahaan Tukaraq,isago shegay in somaliland la iska difaacayo isla markaana cashar loo dhigi doono.

Cabdisamad ayaa sheegay in Shacabka Puntland iyo Dowladuba yihiin dad somaliyeed isla markaana somaliland aysan ka yeelayn in dhul Puntland leedahay aysan si haysan karrin,wuxuna sheegay in Muuse bixi doonayo in uu daadiyo dhiga shacabka somaliyeed ,isago wakhti kooban xilka hayaa.

Midinimada Somaliyeed ayuu sheegay inay muqadas tahay ,wuxuna sheegay in Somaliya meeshay ka bagsoon la’adahay ay tahay siyaasada Hargeysa taal.

Ugu dambeyn ayuu Nabadoon Yaasin Cabdisamad ayaa shacabka Puntland ugu baaqay in ay tageeraan Dowladda loona istaago difaaca dalka,isago ugu baaqay dhalinyaradda inay kamid noqdaan ciidan daafacaya dhulkooda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: