Taliska Guud ee Ciidanka AMISOM oo ka hadlay Howlgalka kadhanka ah Alshabaab (dhegayso)

Taliska Guud ee Ciidanka AMISOM oo ka hadlay Howlgalka kadhanka ah Alshabaab (dhegayso)

Taliyaha Guud ee Ciidanka AMISOM Janaraal Cismaan Nuur Subagle ayaa ka hadlay Dagaalka ka dhan Ururka Alshabaab iyo Xaqiijinta Amniga Gobaladda Dalka Somaaliya.

Taliyaha ayaa sheegay in dagaalka lagula jiro alshabaab uu yahay mid xoogan isla markaana dhawaan ciidanku uu kasaari doono gobalada dalka Ururka Alshabaab.

Hoos kadhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com