Nabadoon xalay lagu dilay Magaaladda Gaalkacyo

HomeWararka

Nabadoon xalay lagu dilay Magaaladda Gaalkacyo

Rag hubeysan ayaa xalay Bartamaha Magaalada Gaalkacyo ku dilay AUN Cabdiraxmaan Nuur (Gees diir) oo ka mid ahaa Nabadoonada Gobalka Mudug sidoo kalan

Amniga magaalada Boosaaso oo aad loo adkeeyay
LAASQORAY: DAYACA & DARXUMADA WARSHADDII KALLUUNKA (daawo)
Wafdi ka socda kenya oo u tagay Muqdisho dib u fasixida qaadka

Rag hubeysan ayaa xalay Bartamaha Magaalada Gaalkacyo ku dilay AUN Cabdiraxmaan Nuur (Gees diir) oo ka mid ahaa Nabadoonada Gobalka Mudug sidoo kalana ahaa Guddoomiyihii laanta Shanaad Ee Xaafada Garsoor.

Kooxaha dilay Nabadoonka ayaa sido kale xalay dhawaacay qof la socdey,kaas oo dhaawiciisa la geeyey Isbitaalka Weyn ee Magaalada Gaalkacyo

Raga dilka geeystay ayaa isla markiiba ka baxsaday goobta uu dilka ka dhacay,waxaana jira howlgalo saaka ay wadaan ciidamada Amniga gobalka Mudug ee Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: