HomeUncategorized

M/weyne Faroole oo ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee C/llahi Yusuf Axmed.

Caption ...

Gaalkacyo: Hoggaamiye dhaqameedyo dhalleeceeyay dhacadadii shalay, isla markaana ku baaqay adkaynta amniga.
Duqa magaalada Galkacyo oo ka xog warramay dayactirka garoonka kubadda cagta & wadada cirjiife ee madaarka Galkacyo.
Muranka siyaasadeed ee maamulka Somaliland oo maraya meel xasaasi ah. [Akhris …]

Garowe, Mar 23 – M/weynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa dhambaal tacsi ah ka diray geerida Alle ha u naxarisitee C/llahi Yusuf Axmed, M/weynihii hore ee Somaliya, ahaana M/weynihii ugu horeeyey ee Puntland.

M/weyne Faroole ayaa Eebe uga beryey marxuumka in uu janada fardawsa ka waraabiyo.

Waxaa uu u rajeeyey ehelada, qaraabada, asxaabta, iyo ummadda Somaliyed sabir iyo iimaan.

M/weyne Faroole waxaa uu xusay in aas qaran loo samayn doono M/weyne Yusuf, calankana hoos loo dhigi doono muddo saddex (3) cisho ah.

Dhambaalka tacsida ah ee M/weyne Faroole

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: