Muxuu daaran yahay kulanka Midowga Musharaxiinta ee Muqdisho?

HomeWararka

Muxuu daaran yahay kulanka Midowga Musharaxiinta ee Muqdisho?

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow waxaa magaalada Muqdisho uga furmay Wejigii labaad ee Shirka badbaada ka dib markii dhawa

Taliska AFRICOM oo ka hadlay duqeyn ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe
Puntland & Xirmooyinka Dooxada Nugaal (daawo)
Madaxwayne Farmaajo oo xalay kulan la yeeshay maamulka Galmudug

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow waxaa magaalada Muqdisho uga furmay Wejigii labaad ee Shirka badbaada ka dib markii dhawaan ay sheegeen in doorashada xildhibaanada golaha Shacabka ay boob ku bilaabatay.

Shirkaan xubnaha maanta ku sugan waxaa ka mid ah Madxweynayaashii hore ee dalka iyo Hoggaamiyaha xisbiga Daran Qaran Daahir Maxamuud Geelle.

Qodobada Shirkaan looga hadlaayo waxaa ka mid ah sidii loo qaadi lahaa tilaabooyin lagu badbaadinaayo dalka si loo helo doorashada xor iyo xalaal

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: