Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika, kadibna hantidiisa la boobay

HomeWararka

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika, kadibna hantidiisa la boobay

Kooxo hubaysan ayaa boob iyo dil u gaystay marxuum Liibaan Cali oo ahaa muwaadiin Soomaaliyeed iyo ganacsade degan dalka Koonfur Afrika. Muwaadinka

Jubbaland iyo UNDP oo ka kawadda hadlay Mashaaric lasinayo Gollaha degaanka
Madaxweynaha Puntland oo imaraadka u dhoofay (Daawo)
Wasiir Beyle: “Soomaaliya waxa loo aqoonsaday dal jira oo Adduunka kale wax la qaybsan kara”

Kooxo hubaysan ayaa boob iyo dil u gaystay marxuum Liibaan Cali oo ahaa muwaadiin Soomaaliyeed iyo ganacsade degan dalka Koonfur Afrika.

Muwaadinka  ayaa lagu dilay goobtiisa ganacsiga tuulada Sekororo gobolka Naphuno ee waqooyiga dalka Koonfur Afrika.

Sida ay inoo xaqiijiyeen muwaadiniinta dalka Koonfur Afrika, kooxaha dilka gaystay ayaa qaatay dhamaan hantidii tiilay goobta ganacsiga ee marxuumka.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: