Reer guuraaga gobolka Karkaar oo ay soo wajahday xaalad adag [Dhegayso]

Reer guuraaga gobolka Karkaar oo ay soo wajahday xaalad adag [Dhegayso]

Maamulka goboka Karkaar ayaa qaylo-dhaan kasoo saaray abaarta kajirta deegaanada kale duwan ee gobolka Karkaar.

Waxaa uu sheegay inay xaalad adag ay wajahayaan dadka reer guuraaga ee gobolka ku dhaqan kuwaasi oo ay soo food saartay biyihii iy baadkii oo aan ku filneen.

Hoos kadhagayso guddoomiyaha gobolka Karkaar Cabdulaahi Maxamed Caato

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com