Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir:  Wadashaqaynta Booliska iyo Shacabka  Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Wadashaqaynta Booliska iyo Shacabka Puntland (dhegayso)

Boolisku waa ilaaliyha shacabka Soomaaliyeed, waxaana waajibaadkiisa kamid ah 1- Sugidda nabadda 2- Kahortagga wixii nabadgelyoxumo keeni kara 3- I

Kulan aqooneed loo qabtay ardayda Jaamacadda bariga Afrika ee Buuhoodle (dhegayso)
Maraykanka oo ka hadlaya khilaafka kenya iyo Somaaliya
Dowlada Talyaaniga oo Soomaaliya ka tageereyso awood siinta shaqaalaha (Sawiro)
Boolisku waa ilaaliyha shacabka Soomaaliyeed, waxaana waajibaadkiisa kamid ah
1- Sugidda nabadda
2- Kahortagga wixii nabadgelyoxumo keeni kara
3- Ilaalinta sharciga,  hantida qaranka, iyo caddaalad falka bulshada, ayadoo la shaqeynayo bulshada iyo hay’adaha caddaaladda
Haddaba sidee ayay u wada shaqayn karaan booliska iyo shacabku?
Waa mowduuceena maanta ee Barnaamijka Muqaalka Bulshada, wariye Xasan Heykal ayaa soo jeedinaya.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: