Site icon Radio Daljir

Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Wadashaqaynta Booliska iyo Shacabka Puntland (dhegayso)

Boolisku waa ilaaliyha shacabka Soomaaliyeed, waxaana waajibaadkiisa kamid ah
1- Sugidda nabadda
2- Kahortagga wixii nabadgelyoxumo keeni kara
3- Ilaalinta sharciga,  hantida qaranka, iyo caddaalad falka bulshada, ayadoo la shaqeynayo bulshada iyo hay’adaha caddaaladda
Haddaba sidee ayay u wada shaqayn karaan booliska iyo shacabku?
Waa mowduuceena maanta ee Barnaamijka Muqaalka Bulshada, wariye Xasan Heykal ayaa soo jeedinaya.

Hoos ka dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b83f63efd00004547b4eb3a/barnaamijka+muqaalka++.mp3?_=1
Exit mobile version