Kulan aqooneed loo qabtay ardayda Jaamacadda bariga Afrika ee Buuhoodle (dhegayso)

Jaamacadda bariga Afrika ee Buuhoodle ayaa kulan aqooneed u qabatay ardayda Jaamacada dhigata, Prof Cabdisalaan Maxamed Ciise (Salwe) ayaa khudbad aqooneed u jeediyey ardayda,iyado marti sharaf kala duwana goobta ay ku sugnayeen.

Warbixintan Buhoodle Khadar Cawl ayaa kaso diray


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com