Musharax Axmed Ciise Cawed “Waa muhiin hadii Dimuqradiyada qof iyo cod ku dhisan la aadayo in tirada Baarlamaanka ay is badasho oo baarlamaanka la furo

Musharax Axmed Ciise Cawed “Waa muhiin hadii Dimuqradiyada qof iyo cod ku dhisan la aadayo in tirada Baarlamaanka ay is badasho oo baarlamaanka la furo

Musharax Axmed Ciise Cawed “Waa muhiin hadii Dimuqradiyada qof iyo cod ku dhisan la aadayo in tirada Baarlamaanka ay is badasho oo baarlamaanka la furo, si beelaha waxtabanaya oo dhan ay si dimuqraadiya ay u helaan xaqa ay lee yihiin iyo tixgalintooda. Sidaas daraadeed waxaan idinka balanqadayaa hadii aan anagu maamulku nimaano in aanan ku tartamin dimuqraadiyada, xisbina kama mid noqoneyno si aan uga dhabayno dimuqradiada,”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com