Musharax Axmed Ciise Cawed “Waa muhiin hadii Dimuqradiyada qof iyo cod ku dhisan la aadayo in tirada Baarlamaanka ay is badasho oo baarlamaanka la furo

HomeWararka

Musharax Axmed Ciise Cawed “Waa muhiin hadii Dimuqradiyada qof iyo cod ku dhisan la aadayo in tirada Baarlamaanka ay is badasho oo baarlamaanka la furo

Musharax Axmed Ciise Cawed "Waa muhiin hadii Dimuqradiyada qof iyo cod ku dhisan la aadayo in tirada Baarlamaanka ay is badasho oo baarlamaanka la fur

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo u yeeray Wasiirka Batroolka Somalia
Madaxwneyne Gaas “8 january Puntland waxaa ka dhici doonta doorasho xor ah oo xalaal ah ” (dhegayso)
FALCELISKA BULSHADA | Shacabka Gaalkacyo oo ka falceliyey jadwalkii doorasho ee ay soo saaren Dallada Mucaaradka Puntland

Musharax Axmed Ciise Cawed “Waa muhiin hadii Dimuqradiyada qof iyo cod ku dhisan la aadayo in tirada Baarlamaanka ay is badasho oo baarlamaanka la furo, si beelaha waxtabanaya oo dhan ay si dimuqraadiya ay u helaan xaqa ay lee yihiin iyo tixgalintooda. Sidaas daraadeed waxaan idinka balanqadayaa hadii aan anagu maamulku nimaano in aanan ku tartamin dimuqraadiyada, xisbina kama mid noqoneyno si aan uga dhabayno dimuqradiada,”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: