War Murtiyeedka laga soo saaray shirka dib u heshiisiinta Galmudug

HomeWararka

War Murtiyeedka laga soo saaray shirka dib u heshiisiinta Galmudug

War murtiyeed ka kooban saddex bog ayaa laga soo saaray shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Dhuusamaree

Iiraan: Labo qof ayaa laga helay cudurka Corona
Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)
Ciyaarihii Maamul Goboleedyada oo Furmaya iyo Diyaar Garawga Puntland (dhegayso)

War murtiyeed ka kooban saddex bog ayaa laga soo saaray shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.

Qodobada war murtiyeedka ku qoran ayaa ka mid ah in beelaha Galmudug ay si shuruud la’aan ah ay u dhistaan Dowlad Goboleed loo dhan yahay,in dowlada federalka agaasinto dhistana dowlad goboleed loo dhan yahay oo ay Galmudug yeelato,in khilaafaadka ka jira deegaanada Galmudug xalinteeda ay la wareegto dowlada cusub ee la dhisayo,in dib u eegis lagu sameeyo hannaankii lagu dhisay maamulka galmudug sanadkii 2015,wixii qaldamayna la saxo iyo qodobo kale.

Shirka dib u heshiisiinta Galmudug ayaa waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Dhuusamareeb iyadoo uu munaasabadii xiritaanka shirkana uu ka qeybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: