Ciyaarihii Maamul Goboleedyada oo Furmaya iyo Diyaar Garawga Puntland (dhegayso)

Deegaamada Puntland ayaa waxaa siweyn looga hadal hayaa diyaarinta xulka kubadda cagta Puntland ee ka qaybgeli doona koobka kubadda cagta maamulada dalka ee ka dhici doona dhammaadka sanadkaan magaalada Kismaayo.

Agaasimaha guud ee dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland Axmed Cabdalle Tigaana oo waraysi dhowaan siiyey Daljir ayaa qaybta labaad kaga warbixiyey qaban qaabada koobkaasi, la xisaabtanka xiriirada Puntland iyo arrimo kale.

Cabdirashiid Bashiir Maxamuud oo Garoowe jooga ayaa waraystay.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com