Muqdsiho: Qarax lala Beegsaday Xarunta D. Wadajir oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac (Sawirro)

HomeWararka

Muqdsiho: Qarax lala Beegsaday Xarunta D. Wadajir oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac (Sawirro)

Xubno ka tirsan Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay in qaraxii Ismiidaaminta ee ka dhacay Xarunta Degmada Wadajir ay ku dhinteen dad badan kuwa kal

Itoobiya ayaa xirtay taliyihii ciidamada gobolka Amxaarada
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre oo sagootiyay ciidamo dhammeystay tababar loogu diyaarinayay howl-gallada Argagaxisada lagu baacsanayo

Xubno ka tirsan Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay in qaraxii Ismiidaaminta ee ka dhacay Xarunta Degmada Wadajir ay ku dhinteen dad badan kuwa kalana ay ku dhaawacmeen, waxaana la sheegayaa in dad kor u dhaafaya 20 ruux ay ku dhinteen in ka badana lagu dhaawacay.

Dadka dhaawacmay ayaa waxaa ku jira Gudoomiyaha Degmada, Xoghayaha iyo Gudoomiyaha Haweenka Degmadaasi, Sidoo kale waxaa halkaasi ku dhaawacmay dad kale oo ay ku jiraan Ciidamada ilaalada Degmada.

SAWIRRO

  

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Ibrahim adan jama 7 years ago

    Waa musiibo qaran waayo ayadoo lagu jiro bil barakaysan ayaa lalaynayaa dadka musliminta ah waxan leyahay qiil dambe maharin iyo dintoo lagu qaraabtaaye alshabab waa in loo midoobaa dadka islamka ah dowlada somaliyana lala shaqeeyaa inta dhimatay iyo inta dhaawacantay allah hatcaafiyo naxarisna hasiiyo aamin

DISQUS: