Muqdisho: Ciidanka Ammaanka oo Fashiliyey Qarax Saraakiil lagu Dili lahaa (Sawirro)

HomeWararka

Muqdisho: Ciidanka Ammaanka oo Fashiliyey Qarax Saraakiil lagu Dili lahaa (Sawirro)

Ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ayaa fashiliyey maanta qarax lagu soo xiray gaari u lahaa sarkaal ka tirsan ciidankaas oo marayey agagaar

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka & James Swan oo kawada hadlay Arrimaha doorashooyinka
Maydka kalluumaysato oo la helay iyo afar kalle oo baadi goob loogu jiro degmada Gumbax ee gobolka Bari (dhegayso)
ARDAA Xalqaddii 51aad: Doorashadda Galmudug (dhegayso)

Ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ayaa fashiliyey maanta qarax lagu soo xiray gaari u lahaa sarkaal ka tirsan ciidankaas oo marayey agagaarka Ex-kuliyadii Siyaad oo ku taalla wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho.

Gaariga qaraxa lagu soo xiray oo u watay sarkaalkii lahaa ayaa waxa agagaarka Kuliyadda Jaalle Siyaad ku joojiyey gaari kale oo u watay nin ay saaxiibo ahaayeen kaasoo weydiistay beteriga lagu xiro gaadiidka.

Sarkaalkan ayaa la sheegay inuu joojiyey gaariga si uu beteriga ugu soo bixiyo saaxiibkiis balse inti iu ku howlanaa raadinta beteriga ayaa waxaa gaariga u watay hoostiisa lagu arkay miino lagu xiray oo qorshuhu ahaa in isaga lagu qaarajiyo.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • Maxamed Xaashi 7 years ago

    Waaan soo dhaweenayaa in ciidanka Amaanka Somalia ayba fashiliyeen qaraxyadaasi dadka masuuliyiinta waxaan kula talin lahaaaaba inay marwaliba I ska jeekamaan gawarida ay wataaan thnks Daljir
    0907412301

  • Yaxye cabdiradhiid cali maxamed 7 years ago

    waxaa mahad iskale allihii badbaadiyay sarkaal kaas.
    umada soo maaliyeed allaha kasaaro dhibta,wadankana allaha ha inoo hagaa jiyo.
    ciidamada hadii lataa kuleeyo oo lava warhayo waxbadan baa inoo hagaagi lahaa.
    waana ku mahadsan yihiin askartii fashilisay qaraxa lala maaganaa sarkaalka.
    Allah wuxuu sabab oga dhigay ninkaa batariga waydiistay.

DISQUS: