MUQDISHO: Waalidiinta dhalinyaro loo qaaday Eretria oo bannaanbax dhigay

HomeWararka

MUQDISHO: Waalidiinta dhalinyaro loo qaaday Eretria oo bannaanbax dhigay

Qaar ka mid ah waalidiinta carruurtooda tababarka loogu direy dalka Eritrea ayaa saaka ka dhigay banaanbax ay ku dalbanayaan in carruurtooda dib loogu

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dowladiisu la dagaalamayso Musuq Maasuqa (dhegayso)
Ciidamada Ruushka oo ugu dambayn la wareegay Magaalada Severodonetsk
MAAREYNTA & MAAMULKA DALAGYADA

Qaar ka mid ah waalidiinta carruurtooda tababarka loogu direy dalka Eritrea ayaa saaka ka dhigay banaanbax ay ku dalbanayaan in carruurtooda dib loogu soo celiyo dalkooda.

Waalidiintan oo watay boorar ay ku qoran yihiin halku dhegyo ay ku dalbanayaan in ilmahooda dowlada meel ugu sheegto amaba ay dalka ku soo celiso.

Waalidiinta ayaa sigaar ah Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uga dalbaday inuu hor yimaado, uuna ka qanciyo cabashada ay qabaan ee la xiriirta Carruurta ka maqan.

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe oo shir jaraa’id shalay qabtay ayaa beeniyey in ciidamo Soomaali ah ay tageen gobolka Tigray ee dalka Ethiopia. Waxa kale oo uu beeniyey inay tageen magaalada Axum.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: