Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dowladiisu la dagaalamayso Musuq Maasuqa (dhegayso)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dowladiisu la dagaalamayso Musuq Maasuqa (dhegayso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go,an tahay la dagaalanka waxa loofgu yeero masuq maasuqa kaasoo uu ku tilmaamay Madaxweyne Farmaajo in uu yahay masiibo Qaran.

Mudane maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa tilmaamay in masuq maasuqu yahay masuubada ugu weyn ee ay ka dhismi waayeen Dowladihii hore ee dalka soo maray haseyeeshee hada Dowladda Federaalku ay la gashay dagaal xoogaan masuq maasuqa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com