Muqdisho: Qarax Miino oo ay dad ku dhinteen ayaa ka dhacay  wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye

HomeWararka

Muqdisho: Qarax Miino oo ay dad ku dhinteen ayaa ka dhacay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye

Inta la xaqiijiyay labo qof oo rayida ayaa ku dhintay, mid kalena wuu ku dhaawacmay qarax goor dhow ka dhacay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye ga

Soomaali ka mid noqotay dadkii ku geeriyooday xajka sanadkaan
WARBIXIN: Sayladda Xoolaha Bosaaso oo Maanta xirnayd (Daawo)
Munaasabaddii ugu wayneed xuska 21-sano guuradii Puntland oo ka socota Garoowe (daawo)

Inta la xaqiijiyay labo qof oo rayida ayaa ku dhintay, mid kalena wuu ku dhaawacmay qarax goor dhow ka dhacay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan deegaanka Garasbaaley.

Qaraxa oo ahaa miino ayaa la sheegay in uu dhacay ka dib markii uu gudbay gaari ay saarnaayeen ciidanka dowladda, waxaana uu qabsaday mooto ay saarnaayeen dad shacab ah.

Labada ruux ee qaraxa ku dhimatay ayaa la sheegay in ay kusoo jeedeen degmada Afgooye, waxaana mid ka mid ah uu ahaa macalin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0