Soomaali ka mid noqotay dadkii ku geeriyooday xajka sanadkaan

Magaalada barakaysan ee Mina ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa waxaa ku geeriyooday laba ruux, kadib isbuurasho kadhacday magaalada barakaysan ee Mina.

Xukeyda Soomaaliyeed ee geeriyotay ayaa waxaa Magacyadooda lagu kala sheegay Xaaji Axmed Saalax iyo Xaaji Xasan Maxamed jimcaale,waxayna ku sugnaayeen Magalada Mina oo 5km u jirta Magalada Barakeysan ee Maka iyo Banka Carrafo.

Sanad walba xajka ayaa waxaa ku shahiiday Muslimiin, inta badan isbuurashada kadhacday dhagax tuurka ama jimaaraatka.

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com