MUQDISHO OO LAGA BILAABAY OLOLAHA BUUFINTA GOOBAHA WAXBARASHADA, SI LOOGA HORTAGA FAAFITAANKA COVID-19 (WARBIXIN)

MUQDISHO OO LAGA BILAABAY OLOLAHA BUUFINTA GOOBAHA WAXBARASHADA, SI LOOGA HORTAGA FAAFITAANKA COVID-19 (WARBIXIN)

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta Muqdisho ka bilaabay Olole lagu buufinayo goobaha waxbarashada, si looga hortago faafitaanka Covid-19.

Wariyaha Daljir ee magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Waabari ayaa sooo jeedinaya warbixintan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com