Garowe: Dawlada Hoose oo digniin kasoo saartay arimaha COVID19 (daawo)

HomeWararka

Garowe: Dawlada Hoose oo digniin kasoo saartay arimaha COVID19 (daawo)

Dowladda Hoose ee Garoowe ayaa shacabka ku waciyaglinaysa iney kataxadaraan cudurka Covid-19 oo si xowli ah usii fidaya. Shacabka waxaa loogu baaqay iney kala fogaadaan oo ay xirtan afgashiga. Afhayeenka dowladda Hoose ee Garowe Cabdirashiid Dabaylaqorayoo Daljir Garowe nagu soo booqday ayaa sidaashi sheegay.

QAYBO KA MID AH DISMIHII CUSBAA EE GAROONKA CIYAARAHA BOSSASO OO BURBURAY.
Hiigsi & Hayaan: Maxaa dhib laga soo maray yagleelka Jaamacadda Bariga Afrika (EAU)? (daawo taxanaha 1aad)
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Dowladda Hoose ee Garoowe ayaa shacabka ku waciyaglinaysa iney kataxadaraan cudurka Covid-19 oo si xowli ah usii fidaya.

Shacabka waxaa loogu baaqay iney kala fogaadaan oo ay xirtan afgashiga.

Afhayeenka dowladda Hoose ee Garowe Cabdirashiid Dabaylaqorayoo Daljir Garowe nagu soo booqday ayaa sidaashi sheegay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: